SSN arrangement for somaliske mødre i Odense
Ma tahay hooyo xiiseynaysa inay wax ka ogaato waxbarashada ilmaheedu dhigto?. Ma Tahay hooyo rabta inay ilmaheeda la garab istaagto waxbarashadiisa? Hadaba Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee la yidhaahdo Somaliske Studerendes Netværk marka la soo gaabiyana SSN waxay casuumayaan dhaaman hooyooyinka ay caruurtoodu dhigtaan 9aad iyo dugsi sare. Ururku wuxuu u qabanaya hooyooyinka Soomaaliyeed seminar looga sheekaynayo waxbarashada Denmark iyo siday ku garab istaagi lahaayeen caruurtooda. Hadaba seminaarkan waxaanu kaga hadli doonaa waxyaabo badan kuwaaso isugu jira: - Waxbarashada Denmark sytemkeeda / qaabkeeda. · Debate & Case / Dood dhexmaraysa hooyooyinka.. · Dad iyagu Denmark wax ku soo bartay oo nooga sheekaynaya waxay heerkaas ku soo gaadhen. Sucaad Ahmed *radiograf-studernde* iyo Zaynab *SSA* · SSN yoolkeeda InshaAllah waxaan aad ugu faraxsanahay inaan ku aragno oo aad naga gudoomi doontid casuumadanada. Jazaakalaahu kheyraa. Meesha lagu qabanayo: Hoolka Fyrreparken Taariikhda & saacada: Khamiista 21 maj 2009 saacada 11 ilaa kl 18. FG: Waxaad helaysaan macmacaan, rooti iyo ismaris iyo sharaab oo GRATIS’ah Inshallah. --------------
6.april.2009
Lektiehjælp til somaliske børn og unge i Odense Det er måske ikke alt i skolen, du er god til. Nogle lektier kan være sværere end andre – og ind i mellem kan man måske køre fast og få brug for en hjælpende hånd. Det kan du få hos os! SSN vil om få uger tilbyder lektiecafe på Vollsmose Biblioteket. Lektiecafeen er for elever fra 9.klasse og op af. De frivillige hjælpere er fra gymnasiet og universitetet. Fagene som tilbydes hjælp i, er bl.a. dansk, matematik, engelsk mm Mere informationer og opdateringer kommer snart på siden, Inshallah!!